DAAWO: SHIR AY MAAMULKA KOONFUR GALBEED KU CASUNTEY MAAMUL GOBOLEEDYADA DALKA IYO WASAARADA ARIMAHA GUDAHA EE FEDERAALKA AYAA MAANTA KA FURMEY BAYDHABA

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2016:

Shir looga hadlayo tayeynta iyo dhismaha Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socda dowlad goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya , sida Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland Puntland, iyo sidoo kale xubno matalaaya gobolada aan wali loo sameyn dowlad goboleed.

Yaxye Cali Ibraahim oo ah xoghayaha joogtada ah wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in shirkaan lagu tayeynaayo dowladaha Hoose maamul goboleedyada – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: