DAAWO: TABABAR MAANTA BAYDHABA LOOGU FUREY DHAMAAN WERIYEYAASHA DALKA OO IDIL

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2016:

Tababar  maanta magaalada baydhabo uga farmay dhamaan madaxda WERIYEYAASHA dalka oo idil. Waxaana tababarkani maanta BAYDHABA ka furey Ku simaha Madaxweynaha koonfur galbeed ahna gudoomiyaha barlamaanka Lawyer CABDULQAADIR SHARIIF Sheekhuna Maye iyo Wasiirka arimaha gudaha EE maamulka KOONFUR GALBEED, waxaana tababarkani bixin doona Mas,uulin ka soctey Daladda Somma ee warbaahinta ku mideysan yihiin iyo IMS, kaas uu mudo sedex maalin ah socon doono.

Axmed ciise guutaale oo ah Madaxda tababarada ee Soma iyo Abuur madri oo IMS ka socey howshana fulinaya ayaa marka hore faahfaahiyey ujeedada tabarkan wariyaal gobalada oo idil ka kala yimid loo qabtay – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: