Taliyaha Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Xaamud iyo Safiirka UK oo Tababar u soo xiray Ciidamo gaar ah…Sawiro then Akhriso

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2016:

image image image image

Taliyaha Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xassan Xaamuud (oo KA SOO jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) iyo Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero RRT kadib markii uu u soo dhammaaday tababar muddo u socday.

Munaasabad ay ka wada qaybgaleen taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya islamarkaana lagu qabtay magaalada muqdisho maanta ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin la xiriira tababarada ay soo qaateen Ciidankaan gaarka ah oo ay dhismihiisu ku caawisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Ingiriiska.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: