PUNTLAND OO KU dhawaaqdey in abaaro ay ka jirto deeganadeeda

WAAJIDPRESS – 7 AUG  2016:

Dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay inay jirto abaar iyo biyo la’aan daran oo ay la il daran yihiin boqolaal qoys oo reer Puntland ah.

Shirkii golaha wasiirada dawladda Puntland ayaa laga soo saaray war saxaafadeed lagu sheegay in Gobollada Sanaag, Haylaan, Nugaal iyo Gardafuu ay ka jirto abaar daran.

Dawladda ayaa ku baaqday biyo dhaamis deg deg ah si loo daba qabto dadka iyo duunyada ku nool dhulkaasi.

Dhanka kale madaxwaynaha Puntland oo iminka kusugan magaalada Muqdisho ayaa dhankiisa ka wada u qareemidda dadka Puntland ee abaaruhu haystaan.

Waxa uu la kulmay masuuliyiin ka socota dawladda Ingiriiska oo uu ku wargaliyay in abaaro daran ay dalka ka jiraan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: