Akhriso then Daawo: Wafdi Ka Socda Dowladda Talyaanigga Oo Maanta Soo Gaarey Magaalada Baydhabo

WAAJIDPRESS – 10 AUG 2016:

IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793

Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheikhuna Maye Ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ku Qaabiley Wafdi Heer Caalami Ah Oo Ka Socday Dolwadda Talyaaniga.

Kulankan Oo Ahaa  Mid Saacado Qaatay Ayaa Waxaa Ay iskula Soo Hadal Qaadeen Wafdiga Talyaanigga Ka Socday Iyo Masuuliyiinta Dowladda Koonfur Galbeed Arimo Fara Badan Oo Ay Ugu Horeyso Horumarinta Saxaafadda, Waxbarashada, Iyo Sidoo Kale Garsoorka Dowladda Koonfur Gabeed.

Iyadoona Mar Sii Horeysay Dowladda Talyaanigga Ay Gacan Ka Geysatay Hirgelinta Raadiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ah Idaacaadda Ku Hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya – daawo:

3-4 5-5 660-1

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: