DAAWO:MADAXWEYNAHA KGS OO SAGOOTIYEY WEFDI SARE OO KA SOCODA DOWLADA TALIYAANIGA

WAAJIDPRESS – 12 AUG 2016:

image

Wafdi Heer Sare ah oo Ka Socodey Dowlada Taliyaaniga oo maalmahan dambe ku Sugnaayeen Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Maanta laga sagootiyey Xarunta Madaxtooyada KGS Ee Baydhabo.

Shariif Xasan Sheekh Aaden, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hadiyado qaaliya ah oo dhaqanka hambaarsan ku godoonsiiyey Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wefdigan ayaa sida la sheegey doonayaan in Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka Fuliyaan Mashaariic kala duwan isla markaaana waxay ka qiib qaadanayaan Dhismaha Jaamacadda Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo maaalintii shaley la dhagax dhigey taasoo lagu dhisaayo Xaruntii Hore Ee Baidoa College oo dhabarka ku hayso Iskuulka Salaaxudiin.

Ugu dambeynbtii, Dowlada Taliyaaniga ayaa waxay horaantii sanadkan Koonfur Galbeed Soomaaliya ugu deeqdey Radio FM ah oo ku hadla Afka Dowlada Kaasoo hadda si weyn looga dhageysto Magaalada Baydhabo iyo Nawaaxigeed – DAAWO:

 

image image image image image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: