Akhriso then DAAWO: WASAARADA WAXBARASHADA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO LIX (6) ISKUUL MAANTA KALA WAREEGTEY HAY’ADDA USAID-ka

WAAJIDPRESS – 14 AUG 2016:

Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Dhexe ee Soomaaliya ayaa 6 Iskuulo Oo Dugsi sare ah ku wareejisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Iskuuladan ayaa waxay ku yaallan, Buurhababa, Wanleweyne, Baraawe, Qoryooley, Marko iyo Xaawo Cabdi oo ka kala tirsan Gobolada Bay iyo Shabellaha Hoose kuwaasoo Maamulkood horey Gacanta ugu haysay Hay’ada USAID.

Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya Saadaad Maxamed Nuur Caliyow ayaa sheegey in si cadaalad ah ay u maamuli doonaan 6 Iskuul Ee Maanta Lagu wareejiyey Wasaaradiisa – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: