Dowladda Uganda Oo Ciidamo Boolis Ah U Soo Direysa Soomaaliya

WAAJIDPRESS – 15 AUG 2016:
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamo dheeraad ah oo Boolis ah ay u soo diri doonto Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska dalka Uganda ayaa Commissioner Christine Alalo ayaa sheegay in dowladda Uganda ay dhowaan ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay u diri doonaan Soomaaliya oo Bilaha soo socda la filayo in ay ka dhacaan Doorashooyin.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in dhowaan ciidankan Tababar loo soo xiray, waxaana uu tilmaamay in ay ka qeyb qadanayaan sugida amniga Goobaha ay ka dhacayaan Doorashooyinka Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Dowladda Ugand ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka joogaan Soomaaliya, kuwaas oo dagaal kula jira ururka Al-shabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: