War deg deg ah: Dagaal Khasaaro dhaliyay oo ka dhex qarxay Maamulada Galmudug & Puntland

WAAJIDPRESS – 17 AUG 2016:

War naga soo gaaray Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Dagaal Xoogan oo la isku adeegsaday hubka culus iyadoo khasaarana uu ka dhashay Dagaalkaasi.

Deegaanka lagu magacaabo Bari Busle oo katirsan Gobolka Mudug ayaana dagaalka uu ka dhacay waxaana uu dhexmaray Labo Maleeshiyo Beeleed oo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.
Dagaalka ayaa ka dambeeyey markii xoolo la kala dhacay ay isku qabteen maleeshiyo beeleedkaasi ugu dambeyna ay sababtay inay dagaalamaan waxaana ku dhintay Hal qof iyadoo dad kalena ay dhaawacmeen.

Mid ka mid ah dadka deegaanka lagu dagaalamay ayaa warbaahinta u sheeegay in weli xiisadii ka dhalatay dagaalkaasi ay jirto lagana cabsi qabo inay mar kale dagaalmaan maleeshiyaadkaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: