DAAWO sawiro then Video: MADAXWEYANAHA KGS OO DHAGAX DHIGEY MASJID LAGU DHISAAYO Iyo Runway ugu weyn Soomaaliya oo laga dhisaayo Garoonka Diyaaradaha Dr. Shaatigaduud

WAAJIDPRESS – 20 AUG 2016:

image image image image

 

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta Dhegax dhigey Masjid Cusub Oo Lagu dhex dhisaayo Garoonka Diyaaradaha Ee DR. Shaati-Guduud Ee Magaalada Baydhabo iyo waxa uu kaloo uu dhagax dhigey “RUNWAYS” ugu weyn Soomaaliya oo laga dhisaayo garoonkaasi.

Munaasabada Dhegax dhiga waxaa Joogey, Wasiirka Duulista Hawada Ee Soomaaliya Jaamac Cali Jangali, Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Agaasimaha Garoonka isla markaana waxa isla maanta la furey Terminal-ka Cusub Ee Garoonkaas oo mudo lagu haayey Dhiso – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: