DAAWO SAWIRADA then Akhriso : FANAANKA NIMCAAN HILAAC OO BOOQDAY ISKUULKA AL-AIN BAYDHABO

WAAJIDPRESS – 22 AUG 2016:

image image image

Magaalada Baydhabo waxaa dhawaan soo gaaray fannaanka caanka ah ee Nimcaan Hilaac oo ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa.

Anigoo uga mahad celinaya dhammaanba saaxibadii i soo dhoweeyay, waxaan aad iyo ugu faraxsanahay imaatinkeyga magaalada baydhabo’ ayuu yiri Nimcaan Hillaac oo ka mid ah fannaaniinta xilligaan sida weyn ay bulshadu u xiiseyso heesahooda.

Dhanka kale Fanaanka Nimcaan ayaa booqday Iskuulka Al-Ain ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay isaga oo waqti badan la qaatay ardayda wax ka barata Iskuulkaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: