War deg deg ah: Akhriso then DAAWO: beelaha Hawiye oo Go’aan ku gaarey in aan la dhisi Karin Aqalka Sare isla markaana raacey go’aanadii AY horey u gaareen Beelaha DIGIL iyo MIRIFLE iyo DIR

WAAJIDPRESS – 22 AUG 2016:

Maalmahan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaaliya uu shir uga socday odayaasha, aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo culimada beelweynta Hawiye.
Shirkan ayaa looga hadlayey aayaha beesha Hawiye iyo sidii looga hortagi lahaa siyaasadda dowladda Soomaaliya ee ku dhisan la dagaalanka iyo dib u dhisigita beesha Hawiye, waxaana laga soo saaray qodobada hoos ku qoran.

War deg deg ah: Akhriso beelaha Hawiye oo Go’aan ku gaarey in aan la dhisi Karin Aqalka Sare isla markaana raacey go’aanadii AY horey u gaareen Beelaha DIGIL iyo MIRIFLE iyo DIR ee ahaa in wax walba lagu qeybsado hanaanka 4.5 ilaa laga gaaro doorasho “QOF IYO COD”  – Akhriso SHIRKII go’aankii maanta AY gaartey beesha Hawiye iyo sixiixa:

 

image image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: