Danjire Daahir ayaa maanta loo magacaabey Danjiraha dalka Bahrain

WAAJIDPRESS – 24 AUG 2016:

Danjire Daahir Maxmuud Geelle (oo ka soo jeeda beesha Abgaal), ayaa nuqulka warqadihiisa aqoonsiga ee Danjirnimo gudoonsiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Bahreyn Sheekh Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa.

Danjire Daahir Maxmuud Gelle, oo isla markana ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga,waxa u Wasiirka Arrimaha Dibadda Bahreyn u sheegay inay Soomaaliya ku dadaalayso horumarinta cilaaqaadka dhinacyada badan leh ee ay la leedahay Boqortooyada Bahreyn.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Bahreyn Sheekh Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa ayaa isna dhankiisa soo dhaweeyay Safiirka cusub oo Dawlaadda Soomaaliya u magacawday dalkiisa, wuxuuna u ballan qaaday inuu gacan ku siin doono gudashada waajibaadkiisa safiirnimo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: