Akhriso then DAAWO video: Wasaarada Gaashaandhiga oo Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Sareeyo Guud Maxamed Cali Samatar (SAWIRRO)

WAAJIDPRESS – 25 AUG 2016:

image image image image

ALLAHA U naxariistee sareeyo guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, xilal kala duwana ka soo qabtay dowladdii milatariga Soomaaliya ee uu hogaaminayay sareeyo gaas Maxamed Siyaad Barre ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay dhismaha wasaaradda difaaca Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Madaxdii ka qayb gashay Aaska ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Cumar C/rashiid, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Axmed Madoobe, Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya.

Ka hor inta aan la aasin Janaraalka ayaa madaxda iyo dadweynaha ay salaad Janaaso ah kula tukadeen xarunta wasaaradda gaashaandhigga, halkaas oo marxuumka loogu duceeyay – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: