DEG DEG:-Gudoomiyaha Degmada BAARDHEERE Oo Ka Mid Noqday Dadkii Xalay Banaadir Beach ku…..

WAAJIDPRESS – 26 AUG 2016:

Weerarkii xalay dhacay ayaa lasoo sheegayaa in khasaaro kala duwan uu geystay waxaana soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan weerarkaaasi.

Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay weerar Bambaano qarax loo adeegsadya oo xalkay lagu qaaday Masjid ku yaalla Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo.

Gudoomiyaha Degmada Baardheere Cadoow Nuur ayaa ka mid ah dadka dhaawaca soo gaaray,waxaana sidoo kale Jira Shacab iyo Askar katirsan Ciidanka Dawlada oo dhaawacmay.

Madaxii Amniga Ee Degmada Baardheere ayaa sidoo kale dhaawac soo gaaray,waxaana dhaawaca gudoomiyaha la sheegay in uu yahay mid fudud.

Xilli Salada Cishaha lagu jiray ayaa qaraxaasi koox hubeysan ay ku tuureen Masjidka Magaalada Baardheere Ku yaalla taasi oo fal laga xumaado lagu sheegay in Beytkii ilaaheey la qarxiyo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: