SAWIRO: MADAXWEYNAHA KGS SHARIIF XASSAN OO MAANTA LAGU WADO IN UU XARIGA KA JARO MADAXTOOYADA BARAAWE

WAAJIDPRESS – 27 AUG 2016:

image image

Waxaa maanta Bandaw la geliyey Magaalada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose halkaaso dhaq dhaqaaqii Magaalada La xakameeyey.

Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED ayaa lagu Arkayaa Saaka Waddooyinka iyo Xaafadaha Magaalada Baraawe kuwaasi oo dadka lugeenaya xitaa udiidaya inay isticmaalana.

Waxa lagu micneeyey bandowgaasi mid lagu Xaqiijinayo Amniga maadama maanta la filayo in halkaasi ay gaaraan Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xuseen Barre Jeex oo ah Gudoomiyaha Baraawe (oo KA SOO jeeda Beesha DIGIL IYO MIRIFLE), ayaa sheegay in Maanta Xariga laga jarayo Xarumaha Maamulka K/G ku shaqeyn doono oo ka mid ah Aqalka Madaxtooyada cusub ee BARAAWE oo ka kooban 80 qol, dhismaha Dowlada Hoose ee MAAMULKA KOONFUR GALBEED iyo meelo kale OO badan, islamarkaana dhawaan Madaxda Maamulkaasi ay u guuri doonaan Madaxtooyada Baraawe maadama haatan si KMG ah loogu shaqeeyo Baydhabo Janaay – FILO VIDEO:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: