Akhriso then DAAWO: UGAASKA BEESHA XAWAADLE OO MAANTA AFEY UGU JAWAABEY ” “Waxaa ka xumahay in Maxamed Cabdi Afey uu kala garan waayo Islii iyo Hiiraan”

WAAJIDPRESS – 1 SEPT 2016:

Qaar ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyn waxay kaga soo hor-jeesteen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in maalinta Sabtida ah dib uga furmo magaalada Jowhar.

Duubabka dhaqanka Hiiraan ayaa ka digay in la socodsiiyo shirka Jowhar, iyagoo xusay in arrintaas ay meel xun gaari doonto, waxaana ay ugu baaqeen IGAD inay faraha kala baxaa aayaha reer Hiiraan.
Duubabka-dhaqanka Gobolka Hiiraan oo eedeyn weyn u jeediyay Danjiraha IGAD ee Somalia, Maxamed Cabdi Afeey (kana soo jeeda beesha OGAADEEN – DAAROOD).
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif beesha XAWAADLE oo bishii hore lagu caleema saaray magaalada Beledweyn ayaa si kulul u weeraray Wakiilka Urur Goboleedka IGAD Maxamed Cabdi Afey.

“Waxaa Afey ka soo yeeray warka ah Looma Dhama, arrintaas waa waxba kama jiraan, waxaa ka xumahay in Mudane Afey uu kala garan waayo Islii iyo Hiiraan, waxaa la rabaa in dib loo soo nooleeyo dagaal qabiil, waana uga digeynaa arrintaas beesha Caalamka – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: