AQRISO: DOWLADA KGS OO WAREEGTO KA SOO SAARTEY JOOJINTA QAADKA, DIGNIINA U DIRTEY QAADLEYDAA

WAAJIDPRESS – 10 SEPTEMBER 2016:

image

Wareegto Maanta ka soo Baxdey Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Garoomada Ee Dowalda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. C/laahi Aaden Axamed (C/laahi Black), ayaa lagu ayiday Amarkii Ka Soo Baxay Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya Ee Ku Aadanaa Jooginta Qaadka La Keeno Dalka Soomaaliya.

Wareegtadan ayaa lagu xusey in Degaanada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya aan la keeni karin laguna eebin karin Qaadka Maadama DFS aysan ogoleyn arintaas, waxaana digniin adag loo direy cidii jabisa Amarkan iyo Amarkii Dowlada Dhexe Ee Soomaaliiya – Akhriso:

 

image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: