DAAWO: UGAAS XASAN: Ma Aqbalayno wax ka badan Siddeedii Gobol ee Soomaaliya in wax loogu Qaybiyo

WAAJIDPRESS- 11 September 2016:

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ayaa ka Qayb-gallay dibadbax ka dhacay magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in marnaba Aqbali doonin wax ka badan Siddeedii gobol ee Soomaaliya.
“Horay ayaan u sheegnay, marar badanna waan ku cel-celinay, 18 gobol wax leysku dhaho aan ogolanahay malaha, Soomaali waa in cadaalad wax loogu qeybiyo, gobolka Hiiraan waxaa uu ka mid ahaa siddeedii gobol ee Soomaaliya, wax intaa ka badan oo aan ogolnahay ma jiro,” ayuu yiri Ugaas Xassan Ugaas Khaliif – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: