DEG DEG: Akhriso then DAAWO: Shirkii Madasha Oo Lagu Kala Yaacay, Madaxdii Oo Mid Walbo u Cararay meeshii uu ka yimid

WAAJIDPRESS 11 September 2016:

image image image image image image

Waxaa fashil kusoo dhammaaday shirka madasha Wadatashiga qaran oo maalmahan ka soconayey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, iyadoo cid walbo ay ka baxday shirka.

Madaxweynaha Jubbaland waxa uu u duulay Kismaayo, kan Galmudug isna wuxuu aaday magaalada Cadaado, halka Shariif Xasan isna u duulay magaalada Baydhabo.

Wax natiijo ah oo shirka kasoo baxay ma jirto C/weli Gaas ayaana billaabay ka bixista shirka, iyadoo madaxda kale iyaguna u arkeen in meesha waqti isaga lumin – DAAWO:

 

 

La soco wixii soo kordha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: