DAAWO: MADAXWEYNAHA KGS OO DADWEYNAHA BAYDHABO KALA QEBGALEY SALAADA CIIDUL ADXA

WAAJIDPRESS – 12 September 2016:

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharif Xasan Sheekh Aaden iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda KGS ayaa saaka boqolaal dadweynaha Magaalada Baydhabo kula tukaday Salaada Ciidul Adxaa garoonka kubbada cagta Dr. Ayub.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo salaada Ka Hor qudbad ujeediyay dadweynaha ayaa la wadaagay farxada ciida Adxada isagoo dadka reer Koonfur Galbeed Soomaaliya u rajeeyay nabad iyo barwaaqo iyo Soomaaliya oo hesha dowladd cadaalad ku dhisan – DAAWO:

image image image image image image

 

image image image image image image image image image image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: