Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

WAAJIDPRESS – 12 SEPTEMBER 2016:

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula dukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Masjidka isbaheysiga waxaa salaadda ciida ka soo qeybgalay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, mudane Prof. Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari), Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo qaar kamid ah madaxweyniyaasha maamulada dalka – DAAWO:

 

image image image image image image

image image

image image image image image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: