Xog: Madaxweynaha KOONFUR GALBEED ayaa BAYDHABA…….

WAAJIDPRESS – 13 SEPTEMBER 2016:

Sida aan horayba idiin kugu soo gudbiney waxaa madasha ka dhex abuurmay is qabqabsi keenay in maamullada qaar ay is kooxeystaan, iyadoo isku duubni adag laga dareemayo Maamulada  Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa Baydhabo si gaar ah ugu casuumay xildhibaanno iyo siyaasiyiin reer Puntland, wuxuuna doonayaa inuu ka dhaadhiciyo in Gaas uu soo wado rag isaga ku koox ah, sidaa darteedna ay meel adag uga soo jeestaan.

Arintani Ayaa si  aad murugo ugu beertay C/weli Gaas  siyaasadda cusub ee uu la soo baxay Madaxweynaha KOONFUR GALBEED  Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: