Saddex qof oo ku dhimatay qarax gaari caasi ahaa lagula beegsaday Gobolka Jubbada Hoose

WAAJIDPRESS – 14 SEPT 2016:

Qarax lagu diyaariyay wadada hareeraheeda, ayaa waxaa maanta Deegaanka Baar Sanguuni lagula eegtay gaari Caasi/hoomey, oo khudrad u soo waday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Baar Sanguuni, ayaa 40km dhinaca waqooyi kaga toosan Magaalada Kismaayo, waxaana uu qaraxan ku soo beegmay, xilli Ciidamada Jubbaland ay hawlgal ka wadeen Waqooyiga Kismaayo.

Dadka deegaanka, ayaa waxay Warbaahinta u sheegeen in saddex qof ku dhimatay qaraxaasi, oo uu ku jiro wadihii gaariga, iyadoo labada kalana la sheegay inay ka tirsanaayeen ganacsatada khudradda.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: