War deg deg ah: DAAWO then AQRISO: SIYAASIYIINTA IYO SALAADIINTA KA SOO JEEDA SOMALILAND OO MARKALE MAANTA SI KULUL UGA SOO HORJEESTEY SAAMI QEYBSIGA KURAASTA AQALKA SARE

WAAJIDPRESS – 15 September 2016:

 

image

 

War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxay ku diideen saami qeybsiga Kuraasta Aqalka sare, iyadoo cadeeyay in cadaalad darro ka jiro.

Siyaasiyiinta iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa waxay sheegeen inay ka soo hor-jeedaan yihiin go’aanadii ka soo baxay Madasha 12-kii April ee ku xusnaa saami qeybsiga Aqalka sare, iyadoo aysan jirin cid u joogtay Madasha.

Qoraalkan oo nuqul ka mid ah soo gaaray Jowhar.com ayaa waxaa ku saxiixnaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanada iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka:-

 

image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: