War hadda soo dhacay: Fanaan iyo Col. Cabdullaahi Sabriye oo hadda MUQDISHO lagu diley

WAAJIDPRESS – 18 September 2016:

C/llaahi Sabriye Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka XDS ayaa Caawa lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida uu Xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad.
Allaha u Naxariistee Col C/llaahi Sabriye Cabdulle ayaa la sheegay in ay dileen Koox Hubeysan kuwaas oo Goobta ka Cararay.
Dilka C/llaahi Sabriye Cabdulle ayaa ku soo aadaya Xilli Salaadii Maqrib ka dib Dagmada Waabari lagu dilay Fanaan Cabdi Maxamuud Safaari ka tirsanaa Kooxda Onkod.

Dilka Fanaanka waxa uu ka dhacay Degmada Waaberi waxaana geystay Dableey Bistoolado ku hubeysnaa.

Waa Weerarkii Seddexaad oo 12 Saac gudaheed ka dhacay Muqdisho,Duhurnimadii waxa lagu dilay Qarax Ismiidaamin Ah Taliye Goobaale iyo Ciidan la socday waxaana Caawa Maqribkii sidoo kale Deg.Waaberi lagu dilay Fanaan Cabdi Maxamuud Safaari, Isla caawana waxaa la diley Col. Sabriye – ALLAHA U WADA NAXARIISTO.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: