Soomaaliya oo Kaalinta Saddexaad ka gashay Wadamada Adduunka ugu Qaxootiga Badan

WAAJIDPRESS – 19 September 2016:

Shirka golaha Guud ee Qaramadda Midoobe oo manta ka Furmaya Magaaladd new York ee Dalka Mareeykanka ayaa la filayaa in Diiradda Lagu Saaro Mushkiladaha Qoxoortiga ee dunidda Kataagan, Waxaana la filayaa in Madaxdu ay laba jibaaraan Dadaaladda ay kula Tacaalayaan Qoxootiga Aduunka.

Warbixinta kooxda Xasaradaha Aduunka oo Diiradda Lagu saaray Tobanka Wadan ee ay ka kala yimaadeen Qoxootiga Aduunka ayaa Kaalinta Sedexaad waxaa Galay Dalka Soomaliya.
Qoxooti Gaaraya 1.12 million oo Soomaali ah ayaa ku Qaxay Dalka Dibadiisa Halka Qaarkalena ay Dalka Gudihiisa ku Barakeen.
Kooxda Xasaradaha Aduunka waxaa ay sidoo kale shaaca ka qaadeen in weeraradda Alshabaab ay Dadbadan oo Soomalia ah ka Hortaaganyihiin in ay Dib ugu Soo laabtaan Dalkooda Hooyo.

Waa markii ugu Horreeysay oo Shirka Golaha Guud ee Qm looga Doodo Arrimah Mushkiladaha sii Kordhaya ee Qoxootiga aduunka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: