Deg Deg:- Wariye ka tirsan Idaacada Shabelle oo Goor dhaw lagu dilay Muqdisho

WAAJIDPRESS – 27 September 2016:

Wariye Cabdi Casiis Cali Xaaji oo ka tirsan Idaacadda Shabelle ayaa Goor dhaw lagu dilay Xaafadda Jeero-garoob ee Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir.

Labo Nin oo ku hubeysanaa bistooloda ayaa toogasho ku Dilay AUN Wariye C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo ka mid ahaa Wardooneyaasha Shabakada Warbaahinta Shabelle xili uu marayay Xaafada Jiiro-garoob ee Degmada Yaaqshiid.

Wariyaha ayaa ku wajahnaa Guri uu ka degan yahay Degmada Yaaqshiid, sida qaar ka mid ah Eheldaiis ay u xaqiijiyeen Idaacadda Shabelle.

Kooxihii ka dambeeyay dilka Wariye C/casiis ayaa lagu soo waramayaa in ay goobta isaga baxsadeen – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: