Wasaaradda garsoorka iyo caddaaladda Dowlada Koonfur Galbeed oo soo saartay wareegto Lagu Dabagalayo Maxaabiista Ku xiran xabsiyada deegaanada Maamulka KGS

WAAJIDPRESS – 28 SEPT 2016:

image image

Wasaaradda Caddaaladda Iyo Garsoorka Dowladda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxa ay soo saartay go’aano lagu  dabagalayo tiro-koob bileed,  maxaabiista lagu xiro xabsiyada Koonfur-Galbeed.

Wasiirku xigeenka wasaaradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Mudane Prof. Jabriil Sheikh Luqmaan oo ku saxiixnaa wareegtada ayaa waxa uu maanta Shir Jaraa’id warfidiyeenada u sheegay in xabsiyada qaar ay ku xiran yihiin maxaabiis muddo fara badan xirnaa iyagoo aan helin wax xukun ah, wasiirka ayaa intaa ku daray in wasaaradda ay amreyso in si deg deg ah ay Maxaabiista oo dhan u helaan Xukun Maxkamadeed, Waxa uu intaa ku darey Wasiirka  in ay waajib tahay ilaalinta xuquuqda maxaabiista deegaanada 3-da Gobol ee Shabeelaha Hoose, Bay, iyo Bakool ee hoostaga Maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiir jabriil runtii waa in la fuliyaa dikreetada aan soo saarnay waayo waa nidaam dowladdeed oo dadka oo dhan wada saameynaya gaar ahaan cidda ay khuseyso.

Taliyaha ciidamada asluubta gobolka baay gaashaale sare aadan cali axmed dhiiga biriq, ayaa sheegay in ay u gudan doonaan waajibaad kooda kaga aadan wareegtada wasaaradda ay soo saartay, isagoona dhanka kale tibaaxay in ay kor uqaadi doonaan kor meerka maxaabiista deeganada Maamulks Koonfur Galbeed – Akhriso Dikreetada:

 

2

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: