War deg deg ah: Dhageyso: Madaxweynihii Hore oo sheegey in dhibaatada Arinta Badda uu ka dambeeyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi-Rashiid

WAAJIDPRESS – 29 SEPT 2016:

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysey ka hadley Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muranka Badda ayaa sheegay in Heshiiskaasi ay ka dambeeyeen Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi-Rashiid xilligaasi  Wasiirkii saxiixay, isaguna (Madaxweynihii hore Sheekh Shariif) aanu waxba ka ogeyn is afgaradka dhexmaray Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ee arrintaasi ku aadan – Dhageyso:

 

 

shariif-sheekh-axmed-mobil

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: