War deg deg ah: Akhriso then DAAWO: Qaraxa ka Dhacay Maqaaxida BlUE SKY ee magaalada MUQDISHO

WAAJIDPRESS – 1 October 2016:

Inta la ogyahay 2 Qof ayaa ku dhimatay halka 6 kale ay ku dhaawacmeen kadib Qarax ka dhacay agagaarka Maqaayadda Blue Sky oo ka dambeysa Isgoyska Xaawo Taako dhanka Degmada Wartanabadda.

Qaraxa ayaa lagu sheegay Gaari lagu soo xiray walxaha qarxa oo la dhigay goobta,kaas oo qarxay xilli ay dadka qadeynayeen.

4ta Qof ee dhaawaca ah ayaa la sheegayaa in mid ka mid ah uu yahay cunug yar,waxaana goobta oo uu holac ka baxayay gaaray Gaadiidka gurmadka deg degga ah oo halkaas ka qaaday dhaawacyadii ka dhashay.

sidoo kale Gaadiidka Dab damiska ayaa iyana gaaray halka uu ka dhacay Qarax ,kuwaas oo ku guuleystay in ay dabka damiyaan.

Ciidamada Dowlada ayaa isku gedaamay Goobta Qaraxa,waxeyna dadka udiideen iney tagaan rasmi ahaan halka uu qaraxu ka dhacay – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: