Wasiir Dowlihii Madaxtooyada Puntland oo Iscasilay

WAAJIDPRESS – 1 October 2016:

Dr. Maxamed Cabaas Macalin Cumar oo ahaa Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland ayaa iscasilay.
Wasiirka ayaa sheegay in warqadda iscasilida oo qoraal ah u gudbiyey Madaxweynaha Puntland Dr. C/Weli Maxamed Cali Gaas.
Wasiir Dr. Maxamed Cabaas ma sheegin sababta uu isu casilay, balse warar hoose ayaa sheegaya in wasiirku si aad ah uga carooday ka dib markii uu ogaaday in deeqihii iyo mucaawimooyinkii faraha badnaa ee uu ka keenay dibada, aysan gaarin dadkii loogu tala galay, arintaasina ay sabab u tahay inuu is casilo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: