War deg deg ah: Waxaa LAGU dhawaaqey in Xildhibaanada HIIRAAN iyo shabeelaha hoose LAGU dooranayo magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 3 October 2016:

Odayaasha Dhaqanka beelaha Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa isku raacay in doorashada aqalka Sare ee Baarlamanka ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

Go’aankan ayaa ka soo baxay Shir wada tashi ah oo odayaasha labada gobol la yeesheen Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Dowlad Goboleedka iyo Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD)

Labada dhinac ayaa Falanqeyn iyo dood dheer waxeyna isku afgarteen In doorashada iyo Xulista Baarlamaanka oo ka dhici laheyd Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe in loo soo Wareejiyo Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: