War farxad leh: DAAWO: DAAWO: WASIIR MADEER OO LOO DOORTEY KU XIGEENKA HOGAANKA HAY’ADA CAAFIMAADKA EE BARIGA DHEXE EE AFRIKA

WAAJIDPRESS – 7 October 2016:

img_0997 img_0998 img_0999 img_1001

Baydhabo – Wasiirka Caafimaadka Ee Dowlada Soomaaliya Dr. Maxamed Xaaji Cabdi Nuur Madeer (oo ka SOO jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) ayaa maanta Loo doortey inuu Noqdo Ku Xigeenka Hogaanka Hay’ada Caafimaad Ee Mandhiqada Bariga Dhexe Ee (EMRO) isla markaana ay hoostagdo Hay’ada Caafimaada Aduunka ee WHO.

Wasiirka Caafimaadka Ee Dalka Soomaaliya ayaa muddo sanad ah hayn doono jagada ku xigeena Gudiga goboleedka (EMRO) ee Hay’ada WHO.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: