Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga

WAAJIDPRESS – 8 October 2016:

Labo qof oo waday Baabuur walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa weerar ku qaaday goob ay ciidanka Booliska dalka Turkiga ay ka sameynaayeen howgal oo ku taalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in Qaraxyada lagu diyaariyay goobta ay ciidanka ammaanka ay ka wadeen howgalka, ka hor inta aaney ciidamada soo gaarin halkaasi.

Labada qof ee is qarxiyay ayaa la sheegaya in ahaayeen Lab iyo dhidig sida ay shaacisay Wakaalada Wararka ee dalka Turkiga , waxaana la sheegaya in Qaraxyadaasi ay ku dhinteen Askar ka tirsan ciidanka dowladda Turkiga.

Ilaa iyo hada lama shaacin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyada ka dhacay dalka Turkiga , laakiin inta badan weerarada lagu qaado dalka Turkiga waxaa lagu eedeeyaa kooxda PKK oo dagaal culus kula jirta dowladda Turkiga.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: