Beesha Shiikhaal Jaziira oo Muqdisho ku dooratay Ugaas Cusub

WAAJIDPRESS – 9 October 2016:
Magaaladda Muqdisho waxaa isugu yimid shucuubta ku aftirsata beesha Shiiqaal Jaziira iyaga oo ka arinsanayay sida ay u dooran lahaayeen Ugaas ay yeelato beeshaasi.

Hadaba falaqeyn dheyr waxaa beesha usoo baxday in ay doortaan Ugaaskana u magacaawdaan Ugaas Axmed Sheekh Abiikar, waxaana kulankaasi lagu dooranay ku wada sugnaa dhamaan beesha Shiiqaal Jaziira kuwaada ku dhaqan dalka iyo qaar kale oo qurbo joog aheyd.

Hadaba in Ugaas Axmed Sheekh Abiikar ay beesha shiikhaal Jaziira la magacaabo ka danbeysay kadib markii uu xilkaasi iska casilay Siid Cali oo ahaa Ugaaskii hore ee Beesha.

Dhanka kale dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa waxay aqbashay doorashadii Ugaaska beesha Shiikaal Jaziira, waxayna dowladda u aqoonsatay Ugaas Axmed Sheekh Abiikar ugaaska kaliya oo ay kala tashan doonaan arrimaha beesha iyo arimaha doorashada ku saabsan guud ahaanba.

Ugu danbeyntii waxaa hada socda sida beeshaa Shiikhaal Jaziira ay xubinteeda dowladda Soomaaliya kaga aadan usoo dhacsan laheyd, iyaga oo arimaha beesha lagala tashanayo Ugaas Axmed Sheekh Abiikar.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: