War deg deg ah: DAAWO: Dowlada Federaalka oo amar ku bixisey in Ciidan ka tirsan Dowlada Federaalka loo dirayo Galkacayo si ay ula wareegto dhamaan magaaladaasi oo dagaalo aafeeyey

WAAJIDPRESS – 11 OCTOBER 2016:

Dowladda Somaliya, ayaa waxay caawa amar deg deg ihi ku bixisay in ciidan ka tirsan Dowlada Federaalka la geeyo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, si ay u kala dhex galaan Ciidamada Maamulada Galmudug & Puntland.

 Shir maanta lagu qabtey Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgaleen Saraakiil AMISOM iyo kuwa Dowlada  Federaalka, oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil beesha Caalamka sida ay inoo sheegeen saraakil Milatariga Soomaaliya ka tirsan, ayaa Waxaa la go’aamiyey in Ciidan AMISOM ah la geeyo Gaalkacyo, sidoo kale dagaallada Gaalkacyo ay sii kala dhexgalaan ciidamada isku-dhafka ah ee Dowlada Federaalka ee loo yaqaan “Danab” ee ku sugan magaaladaasi; DAAWO Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Xayir Maareeye ayaa maanta shir Jaraa’id ku sheegey:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: