DAAWO: GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED OO YEESHAY KULAN AAN CAADI AHEYN

WAAJIDPRESS – 13 OCTOBER 2016:

Baydhabo – Golaha Wasiirrada Dowladl Goboleedka Koonfur Galbeedka Soomaaliya, ayaa Maanta ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka gaar ahaaa xaaladda Gobolka Sh/Hoose oo ay colaado ka soo cusboonaadeen iyo sidii loo qaboojin lahaa.

Golaha Wasiirrada ayaa u mahad celiyay Ciidamada Koonfur Galbeed, kuwa xoogga Dalka Soomaaliya iyo AMISOM, waxanaana ay ugu mahad celiyeen doorkii ay ka qaateen xakamaynta ammaanka deegaannada Lambar Konton, Ceel wareegoow, Buufoow, Qoryooleey iyo Marka kuwaas oo kaalin mug leh ka qaatay la dagaallanka Al-shabaab – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: