Ciidanka Liyu Police ka oo Xasuuqay Raxanwayn kadibna Afduubtay +Video

WAAJIDPRESS – 16 OCTOBER 2016:

Waxaa dhawaan deegaano ka tirsan gobolda Baay iyo Bakool laga watay Malaaqyo, Nabadoono iyo dad Shacab, waxaana watay oo Xabsiga dhigay Ciidanka Niyuu Booliis ee Dowladda deegaanka Itoobiya.
Shacabka iyo Nabadoonada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay arrintaan wax ka qabato.
Waxa ay sheegeen in qalad lagu Xeray dadkaasi isla markaana ay Xeran yihiin muddo sanad ka badan.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in dadka Xeran ay ku jiraan Dhalinyaro kale oo Caan ka ah deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: