War deg deg ah: Liiska Xubnaha Jubbaland u matalaaya Aqalka Sare ee DF & Beelaha ay kasoo kala jeedan

WAAJIDPRESS- 19 OCTOBER 2016:

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Xubnaha u matali doona Aqalka Sare ee Dowlada Somalia oo ka kooban 8-xubnood kuwaasi oo isugu jira rag iyo dumar.
Xubnahaan ayaa waxaa ku jira Hal qof oo Dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.
Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan:
1-Xasan Faarax Xujaale (Beesha Ogaaden/Awlyahan)
2-Axmed Xaashi Maxamud (Ogaden/Maqaabul)
3-Cabdulahi Sheikh Ismaaciil Fartaag (Mareehan/R.ugaas Sharmarke)
4-Mowliid Xuseen Guhaad (Marehan/Reer Osman)
5-Axmed Cabdixafiid Maxamed (Digil/Mirif/Dabare)
6-Iftiin xasan baasto (Awramale)
7-Axmed Macalin Cumar (Dir/Biyo-Maal)
8-Faadumo Xasan Aadan (Koombe/Geri) – Akhriso waraaqda jubaland:

 

 

                aqalkasarekismaayo                              img_1029        

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: