Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa cod u qaadey Xildhibaanada Aqalka Sare, Akriso: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Koonfur Galbeed ee Aqalka Sare

WAAJIDPRESS – 20 OCTOBER 2016:

0213

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Baaralamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta cod u qaadayay musharxiin dhoor ah oo ku tartamayay kamid noqoshada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 54-xubnood.

Xubnaha Aqalka sare kumatalaya maamullka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la doortay waxaa ku jira labo haween ah kuwaa oo kusoo baxay doorashadii ay maanta u galeen in ay kamid noqdaan Xubnaha aqalka sare.

Halkan ka Aqriso Magacada iyo beelaha Xubnaha Aqalka sare ku matalaya Koonfur Galbeed Soomaaliya:

1-Cabdikaafi Macalin Xasan (Digil -Garre)

2-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla (Dir – Biimaal)

3-Zamzam Ibraahim Cali (Digil – Jiido)

4-Timiro Maxamed Cali (Mirifle – Boqol Hore)

5-Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle – Hadamo)

6-Aadan Cabdi Aadan (Mirifle – Leesaan)

7-Ilyaas Cali Xasan (Mirifle – Eelay)

8-Cabdulaahi Cabdi Garuun (Mirifle – Geelledle)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: