DAAWO then Akhriso: SHARIIF Xassan oo maanta Baydhaba kaga dhawaaqey in uu yahay MUSHARAXA Madaxweynenimo EE SOOMAALIYA

WAAJIDPRESS – 21 OCTOBER 2016:

img_1027

img_1032 img_1033 img_1034 img_1035 img_1036 img_1037 img_1038

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Maanta Kulan Qado Oo Wadatishi Ah La Yeeshay Waxgaradka K/galbeed Ku Shaaciyay Inuu u Taagan Yahay Xilka Madaxweynimo Ee Dowlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya.

Maanta Ayaa shir balaaran oo wadatashi ah ay isugu yimaadeen magaalada Baydhaba dhamaan SIYAASIYIINTA, Malaaqyada, GANACSATADA, Haweenka iyo dhalinyarada Digil iyo mirifle, iyagoo ka hadley aayahooda isla markaana go’aan ku gaarey in sanadkani 2016 AY beesha ku dadaalayaan in ay hanato jagada Madaxweynaha SOOMAALIYA laguna taageerey Musharaxnimada SHARIIF Xassan ee xilka Madaxweynenimo.

Musharaxnimadiisa Madaxweyne  Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden oo hada ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay uu kaga dhawaaqey, ka dib markii  kullan Wada tashiyo Kula qaatey Odayaasha Dhaqanka, Waxgaradka, Siyaasiyiinta Dhalanyarada , Haweenka iyo aqoonyahnada Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kullankan wadatashiga ah oo ka dhacey Madaxtooyada Koonfur Galbeed waxa ka hadley odayaal dhaqmeedyo, waxgarad, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden, kuwaasoo fallanqeeyey Siyaasada Gaamurtey ee ka taagan Sooomaaliya tan iyo 1960 oo labo beeleed kaliye isku sawireen Jagada Madaxwynaha Soomaaliya, iyagoona hoosta ka Xariiqay in sanadkan 2016 loo baahan yahay in ay dhacdo isbdelo.

Aniga waxaan idin ka doonaya inaad i  sharaxdaan, waxaa rabaa Kursiga Madaxqwyninimada Soomaaliya, hadii qof Digil iyo mirifle ah jiro oo doonaya madaxweynimada waan taagyeeraya waan gacan qabanaya ilaa iyo hada qof kale ma arkin ayuu cod dheer maanta shirka ka dhex yiri Shariif Xasan sheekh Aaden – FILO Video.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: