War deg deg ah: Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Ciidamo fara badan u soo diraysa Sh/hoose

WAAJIDPRESS. – 21 OCTOBER 2016:

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koofur Galbeed Xasan Cabdi ayaa sheegay in Ciidamo dheerad ah geynayaan Gobolka Sh/Hoose, wuxuuna sheegay in arintaasi looga Gol leeyahay in Al-Shabaab aysan Weeraro ku soo qaadin Gobolka.
Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in Ciidamo aad u badan ay geyneyaan Gobolka Shabellaha Hoose, si loo Xoojiyo Ammaanka Gobolka loogana hortago Weerarada Al-Shabaab.
Dhanka kale Al-Shabaab ayaa Maalmo ka hor Weerar ku qabsaday Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay markii dambe meeshaasi la wareegeen.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: