War deg deg ah: Qarax KA dhacay Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose

WAAJIDPRESS – 26 OCTOBER 2016:

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Fariisin ay ciidamada ammaanka Jubbaland ku lahayeen magaaladaasi ayaa lasoo sheegayaa in lagu tuuray Bam gacmeed.

Qaraxa kadib ayaa la sheegay in ciidamada Jubbaland ee halkaasi ku sugnaa ay rasaas badan rideen.

Waxaa goobta ka baxsaday raggii ka dambeeyay Bamgacmeedka.

Faahfaahin Hordhac ah ayaa sheegaya in Waxyeelo Kala duwan ay soo gaartay Ciidanka Lala Beegsaday  qaraxa Balse aan tiradooda la ogaan Karin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: