War deg deg ah: Weerar lagu qaadey Magaalada Jalalaqsi ee gobolka HIIRAAN

WAAJIDPRESS – 26 OCTOBER 2016:

Wararka ka imanaya magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay ay weerar ku soo qaadeen magaalada Jalalaqsi

Weerarkan oo ahaa ku dhufo oo ka dhaqaaq ayay dagaalyahanada Alshabaab waxa ay si gaar ah u beegsadeen guryo ku yaal magaalada Jalalaqsi halkaa oo ay baaritaano ka sameeyeen,

Waxaa laga maqlay xalay rasaas xoog leh iyadoo dadka magaalada Jalalaqsi ay cabsi xoog leh soo wajahday.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Hirshabeelle ee weerarkan xalay ka dhacay magaalada Jalalaqsi.

Jalalaqsi Meesha La weeraray waxa degganaa Ciidanka Jabuuti Ee Hiil Walaal.

Isgaarsiinta magaalada ayaa go’an iyadoo aan la ogeyn xaalada dhabta ah ee ka jirta magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, waxaana magaaladaas ku sugan ciidamo ka tirsan dowlada Jabuti oo ka tirsan AMISOM.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: