Xog si hoose loo heley: Sida beelaha loogu qeybiyey aqalka sare ee HIIRAAN iyo Shabeelaha Dhexe

WAAJIDPRESS – 27 OCTOBER 2016:

Ilo ku dhowdhow madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegaya in horeba beelaha Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe loogu qoondeeyay,  shirar is daba joog ah oo Muqdisho ka dhacay la isla meel dhigay in xubnaha Aqalka sare loo qoondeeyo sida oo socota:
Abgaal: 2 xubnood
Xawaadle: 2 xubnood
Gaaljecel: 1 xubin
Gugudhabe: 1 xubin
Ujeejeen: 1 xubin
Saddexda Cumar 1 xubin

Faallo u dhaaf