War deg deg ah: Taliyihii Boliiska Degmada Marka oo hadda la toogtey

WAAJIDPRESS –  28 OCTOBER 2016:

3-53

Kooxo ku hubeysan bistoolado ayaa magaalada Muqdisho waxay ku toogteen Col. Ismaaciilow oo mar soo noqdy Taliyaha Bosliiska Saldhiga degmada Marka.
Taliyae Ismaciil Axmidey oo sida la sheegay ku sugnaa meel ku dhow xaafadiisa oo ku taala degmada Waaberi, gaar ahaan Beerta Jaadka waxa ayaa rasaas la dhaceen kooxo ku hubeysan Bistoolado.
Kooxaha dilka Geystay ayaa isaga baxsaday goobta, iyadoo marxuumka loo qaaday Gurigiisa, mana jrin cid daba gashay dambiilayaasha toogashada geystay.
Col. Ismaaciil Axmidey ayaa mar soo noqday Taliyha Boliiska Saldhiga Marka, waxaana jagadaas ka horeysay in mar loo magacaabay Taliyaha Zaadka Gobolka Shabeelada Hoose.
Allah u naxriistee Marxuum Ismaaciil oo si weyn looga yaqaano Gobolka Shabeelada hoose ayaa dhawaan MAAMULKA KOONFUR GALBEED u magacaabay Taliyaha Qeybta Gobolka Shabeelada hoose, inkastoo weli aanu shaqa bilaabin.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: