War deg deg ah: Shacabkii magaalada Qandala oo qaxaya

WAAJIDPRESS – 29 OCTOBER 2016:

Shacabkii ugu badnaa ayaa lagu soo waramayaa iney ka barakacayaan degmada Qandalla ee gobolka Bari, iyadoo lasoo sheegayo in xaalad adag ay dadka soo wajahday.

Dadka qaar ayaa soo sheegaya iney ka baqanayaan dagaallo ka dhacay deegaankaasi, kadib markii la tilmaamay in rag kamid ah Daacish ay degmadaasi dib ugu soo laabteen.

Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan, waxaana dadka barakacaya ay imaanayaan deegaanno ku dhow magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: