Qarax xoogan oo lagu beegsaday Ciidamada AMISOM Degmada Ceel-baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

WAAJIDPRESS – 1 NOV 2016:

Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Kolonyo ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaa lagula eegtay Degaanka Ceelbaraf ee Gobolka Sh.Dhexe.

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Dalka Burundi ayaa Saldhig militari waxey ku leeyihiin Degaanka Ceelbaraf ee Galbeedka Magaalada Mahadaay.

Gaariga Qaran lagu dhuftay ayaa ku sii jeeday Saldhiga ay ku leeyihiin Degaankaasi.

Dhinaca kale, Xarakada Al Shabaab ayaa barahooda Internet-ka waxey ku sheegteen in Qaraxaasi ay ku gubeen Kolonyada Ciidamada AMISOM.

Ilaa iyo hada kama aysan hadlin Saraakiisha Ciidamada AMISOM Qaraxa lagula eegtay galbeedka Magaalada Mahadaay ee Gobolka Sh.Dhexe.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: