War farxad leh Akhriso then DAAWO: Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED OO DADKII KA SOO BARAKACAY TIYEEGLOOW DEEQ GAARSIIYAY

WAAJIDPRESS – 5 NOVEMBER 2016:

Ayadoo Mudo todobaad ah Degmada Xudur ay ku sugnaayeen Dadyow kasoo barakacay Degmada Tiyeeglow ee gobolka Bokool ayaa maanta Waxaa Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed ay gaaarsiiyey Gargaaarki ugu horeeyey ee loogu tala galay dadka kasoo qaxay degmada tiyeeglow ee gobolka Bakool.

Deeqdan gargaarka ah ayaa waxaa wasaarada Maaliyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya “ay ugu talo gashay dadka saameynta weyn ay ku yeelatay is badelka- ka maamulka ee degmadaasi.

Gargaarkan la gaarsiiyey In ka badan 820 qoys ayaa waxaa ay iskugu jireen Bur ,konkor, bariis iyo saliid oo qoys walbo uu qaatay 60 Kiilo iyo sedax liitir oo saliid ah.

Wasiirka wasaarada maaliyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sheekh xasan Ibraahin lugbuur ayaa gargaarka kadib goobta ka hadlay isagoo sheegay in wixii maanta laga bilaabo Maamulka Koonfur Galbeed ay u taagan tahay u gargaarida shacabka reer Koonfur Galbeed tanina- aanay aheyn mid maanta keliya ku kooban.

Ugu dambeybtii, Deeqdan gargaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo gaarsiiyey dadka Barakacyaasha ayaaa waxaa laga keeney Magaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran waxaana gadiidka gargaarka waday soo galbiyey Ciidamada dowlada Soomaaliya – DAAWO:

img_1071 img_1070 img_1069 img_1067 img_1068 img_1072

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: